Agaasimaha Guud
Dr. Maxamed Maxamuud Xidig
Masuul ka ah maamulka maalinlaha ah, isku-xirka waaxaha farsamada, qorshaynta iyo waxqabadka hay'adda.
02 Abr 2026 · 1 min read
Isbeddelkii golaha wasiirrada ee 2 Abriil 2026, Madaxweynaha Puntland wuxuu Wasiirka Caafimaadka u magacaabay Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed (Faroole), oo beddelay Siciid Jaamac Cali Qoorsheel.