War-saxaafadeedyoPress release
Golaha Wasiirrada oo si wadajir ah u ansixiyay Xeerka Soo-celinta Kharashka Caafimaadka
26 Maajo 2026 1 min read 2,255
Wasaaraddu waxay soo dhoweysay ansixinta xeerka, oo lagu tijaabin doono shan isbitaal oo gobolka Bari ah mashruuca CHASP.
Wasaaradda Caafimaadka waxay soo dhoweynaysaa ansixinta wadajirka ah ee Golaha Wasiirrada ee Xeerka Soo-celinta Kharashka ee xarumaha caafimaadka dadweynaha, oo Wasiirka Caafimaadka soo gudbiyay. Siyaasadda waxaa marka hore lagu tijaabin doonaa shan isbitaal oo gobolka Bari ah.
