Skip to content
Tallaallada joogtada ah waa bilaash xarun kasta oo caafimaad oo dadweyne Details
Hoggaanka

Wasiirka oo kulan la yeeshay Dr. Cabdisalaan Xaaji Hadliye iyo masuuliyiin ka tirsan Jaamacadda Puntland

22 Agoosto 2026 1 min read 1,975

Wasiirka Caafimaadka ayaa kulan la qaatay wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya iyo masuuliyiin ka tirsan Jaamacadda Dowladda Puntland.

Wasiirka Caafimaadka ayaa soo dhoweeyay Dr. Cabdisalaan Xaaji Hadliye Cumar oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan Jaamacadda Dowladda Puntland. Kulanku wuxuu diiradda saaray iskaashiga tababarka xirfadlayaasha caafimaadka iyo cilmi-baarista.