Isbitaalada & Xarumaha
Wasiirka Caafimaadka oo booqday xarumaha caafimaadka Qardho
08 Agoosto 2026 1 min read 1,221
Wasiirka ayaa booqday Isbitaalka Guud ee Qardho, Isbitaalka Dr. Xaaji Yaasiin, Xarunta Hooyada iyo Ilmaha ee Gacan Libaax iyo Xafiiska Caafimaadka Gobolka Karkaar.
Wasiirka Caafimaadka oo ay weheliyaan Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Aasaasiga ah, Cabdirisaaq Abshir Xirsi, iyo Kusimaha Agaasimaha Waaxda Qorshaynta ayaa booqday xarumaha caafimaadka Qardho. Wafdigu wuxuu eegay tayada adeegyada, shaqaalaha, qalabka iyo baahiyaha ugu degdegsan.
