Skip to content
Tallaallada joogtada ah waa bilaash xarun kasta oo caafimaad oo dadweyne Details
Hoggaanka

Wasaaradda iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka oo isku raacay xoojinta adeegyada caafimaadka heer degmo

07 Agoosto 2026 1 min read 1,681

Hoggaanka Wasaaradda iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa Garoowe kula kulmay guddoomiyeyaasha degmooyinka si adeegyada caafimaadka loogu xiro maamulka degmooyinka.

Hoggaanka Wasaaradda Caafimaadka iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa Garoowe kula kulmay guddoomiyeyaasha degmooyinka Puntland. Labada dhinac waxay isku raaceen in iskaashi joogto ah la sameeyo si mudnaanta degmooyinka ay uga mid noqoto qorshaynta Wasaaradda.