Isbitaalada & Xarumaha
Wasiiru-dowlaha Caafimaadka oo kormeeray Isbitaalka Guud ee Dhahar
04 Agoosto 2026 1 min read 1,131
Wasiiru-dowlaha Cali Maxamed Cismaan ayaa eegay adeegyada, qalabka, shaqaalaha iyo baahiyaha isbitaalka ugu weyn ee gobolka Haylaan.
Wasiiru-dowlaha Caafimaadka, Cali Maxamed Cismaan, ayaa kormeeray Isbitaalka Guud ee Dhahar ee gobolka Haylaan. Wuxuu eegay qaybaha isbitaalka, qaybta umulista, shaybaarka iyo farmashiyaha, wuxuuna la kulmay maamulka iyo shaqaalaha.
